Muwaadin qurbajooga ayaa dhagax dhigey dugsiga agoonta deegaanka Cali Xaydh ee gobolka Awdal. Deegaankan ayaa waxa ku soo qaxay dadweyne aad u farabadan oo SNM dhulkoodii soo weerartay xilligii 1991 mana jirto wax caawimo ah oo ay helaan dadkani.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM