ARAG wasiir Odawaa oo isku dayay in uu fasiro waxa loola jeedo in deegaan iyo 4.5 wax lagu qaybsado
Wasiirka arimaha gudaha dawlada Somaliya Odawaa ayaa isku dayay in uu bal fasiro waxa loola jeedo in wax lagu qaybsado deegaan iyo 4.5 shirkii fashilmey ee ka dhacay ee laga soo saarey qodobo laga xanaaqey.