Hargeysa--Wasiirka cusub ee dastuurka wuxuu ka mid ahaa xisbi la odhan jiray Gurmad oo ka jiray Hargeysa intii aanu iska xaadirin Muqdisho waxaad is waydiin kartaa beentii loo shegay dhalinyartii uu kaga tagey Somaliland. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS