X

ARAG wiilyar oo Maraykana oo af-Somaliga bartey qaatayna diinta Islaamka iyo sidii ku muslimey

Iyadoo aduunka ay aad u soo badanayaan dadka rabigeena subxaanow watacaala soo hanuuniyay ayaa waxa ka mida wiil Maraykana oo Af-Somaliga bartey diinta Islaamkana qaatay kadibna ka waramaya sida uu ku soo galay diinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.