X

ARAG xaalada ay ku sugneyd magaalada barakaysan ee Makka inta aan wiishku ku soo dhicin

Waxa soo baxaya muuqaalo muujinaya xaalada ay ku sugnayd Maka inta aan wiishku ku soo dhicin. Waxa jira muuqaalo muujinaya in dabaylo xoogan ay ka jiraan magaalada taas oo muujinaysa in Sucuudigu aanu ka taxadirin culayska ay leeyihiin dabaylahan. Dadka qaar ayaa raadinaya magdhow maadaama Sucuudigu ku fashilmey in uu ka sii tabaabusheysto.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.