Arday ka qalinjabisay qoyska iyo baratakoolka magaalada Boorama ayaa xaflad loogu sameeyay isla magaalada halkaas oo loogu qaybiyay shahaadooyin. Waa markii u horeysay oo loo sameeyo xaflad noocana arday barata waxbarasho noocaasa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM