Xaglatoosiye oo hinaase weyn uu qabtey kadib markii Prof Cali Khaliif keenay daawo aad loogu baahnaa ayaa ku qayliyay una sheegtay Buuhoodle. Cali Khaliif ha tago halkuu ka soo jeedo ayuu sidii caryuurta ku ooyay. Waxa gadaal ka qoslayay Siilaayo iyo beesha dhexe oo leh arka Dhulbahante sidaan isugu dirney.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM