X

ARAG Xasan Sheekh oo dadka soo hor fadhiistey suaalana uga jawaabey

Madaxweynasha Somaliya ayaa soo hor fadhiistey dadweynaha Muqdisho iyadoo si toosa loo tabinayay waxana la waydiiyay suaalo la xiriira arimaha waaweyn ee ka Jira dalka. Xasan Sheekh ayaa lagu eedeeyay in aanu waxba soo kordhin mudada afarta sano.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.