X

ARAG Xasan Sheekh oo markii ugu horeysay geed saaray gooni goosadka Hargeysa: laba wadaa u furan

Xasan Sheekh oo waraysi siiyay telefishanka khadka ka baxay ee Somalichannel ayaa gooni goosadka Somaliland u sheegay in laba wado u furan tahay in hab qabiil ay kula hadlaan dawlada dhex anagoo la hadlayna gobol falaaga ah oo siyaasiyiin kuraas ku rabaan waan go’nay iyo in ay yihiin gobol ka tirsan federaalka oo sheeganaya in ay ka go’aan dalka intiisa kale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.