X

ARAG Xasan Sheekh oo sadex qabiil waydiiyay in ay ka tashadaan sidii isaga loo bedeli lahaa

Xasan Sheekh ayaa qudbad uu jeediyay sheegay in berito bilaabmayso wadatashiga ku saabsan sidi isaga loo bedeli lahaa. Xasan Sheekh ayaa sheegay in sadex qabiil oo ah Daarood, Hawiye iyo Raxanweyn ama Digil iyo Mirifle ay talo ka bixin doonaan sidii doorasho u dhici lahayd. Wuxuu yiri waxa berito ka dhici Garoowe, Baydhabio, Cadaado, Kismaayo iyo Muqdisho shirar wadatashi ah marnaba ma sheegin inta maqan sidii lo maqli lahaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.