Xildhibaan Cabdi Baradhe ayaa ku qarxiyay xildhibaanada ka soo jeeda Awdal oo dhawaan Siilaanyo u sheegay in ayna 13 cod ku galayn doorashada sheegayna in ay hadlaan kaliya masrka ay shaxaad rabaan. Cabi Baradhe ayaa is waydiiyay xaga ay ku maqneeyeen mudadii shantii sano ee u dambeysay ee deegaanada laga soo doortey ay rafaad ku jireen iyo abaaro xun.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM