Waxa xalay jaaliyada reer Awdal ee Ingiriiska ay soo dhaweyn u sameeyeen xildhibaan Maxamed Aadan Waaberi oo ah xildhibaankii u horeeyay ee ku Jira barlamaanka Somaluya oo la hadla jaaliyada.
Xildhibaanka ayaa wada ummada Somaliyeed u wada hawlo muhiima sida in dhalinta ku jirta jeelasha Ingiriiska xabsigooda logu bedeli lahaa Somaliya.
ARAABINEWS