Maalinta aadka u weyn ee micraajka rasuulkeena ayaa lagu qabtey dhamaan gobolada Woqooyi Somaliya iyadoo aad arkayso iyadoo si weyn looga soo qaybgalay goobaha ay ka dhacayso xaflada maalintan weyn. Axmed Yaadsiin Sh Cali Ayaanle iyo Faysal Waraabe iyo xubo kale ayaa ka hadlay xafladan weyn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM