Wariyeyaal caana oo uu la soo shaqeeyay Axmed Xasan Cawke ayaa ka hadlay mudadii ay la joogeen iyo waxay ku yaqaaneen. Axmed Xasan Cawke ayaa saxaafada Somalida iyo Somalidu aad u tabtey waxana codkiisa lagu yaqaaney laguna xasuustaa deganaansho iyo kala dambeyn iyo Somali isjecel.
Maxmed Yuusuf
ARAABINEWS.COM