X

Ardayda galaysa sanadkan jaamacada Camuud oo gaaraysa 1800 oo arday oo loo sameeyay xaflad soo dhaweyna: ARAG

Ardayda galaysa jaamacada Camuud sanadka oo gaaraysa 1800 oo arday ayaa xaflad balaadhan loogu sameeyay hoolka weyn ee jaamacadu ku leedahay Camuud. Soo dhaweyntan ayaa waxa ka hadlay macalimiinta jaamacada oo uu uGu horeeyay hormoodka jaamacada Prof Saleebaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.