Ardayda jaamacada Eelo ee Boorama oo ka waramay wixii u qabsoomay afar sano
Boorama–Ardayda Jaamacada Eelo ee Boorama ayaa ka hadlay waxna soo bandhigey wixii u qabsoomay afar sano oo ay ku jireen Jaamacada. Waxa ka hadlay arday iyagu rajaynaya in wixii ay barteen ay so bandhigaan.