Waxa maanta ka qalanjabisey jaamacada Camuud ardaydii ugu balaadhneyd oo dhigta kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada..xaflad ku saabsan arintaasi ayaa ka dhacday sidii caadiga ahayd hoolka weyn ee Jaamacada waxana goobta u soo mijobaxsaday madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM