X

Ardey weerar ku qaadey xarunta wasaarada waxbarashada ee Hargeysa iyo sababta

Ardey weerar ku qaadey xarunta wasaarada waxbarashada ee Hargeysa kadib musuq lagula kacay. Natiijadii Imtixaanada ee maamulka Somaliland ayaa loogu shubey dhowr iskuul oo kaliya oo ka tirsan Hargeysa iyo Burco.

Waxa si toosa loo ridey boqolaal ardey ah taas oo ka cadheysiisay ardeydan weerarka ku qaadey xarunta waxbarashada oo ay u arkeen inay musuqeen.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.