Ardeydii lagu dhacay jaamacad bugtii laga joojiyay Somaliland oo bedel waydiistey wasiirka xilli shahaadooyin foojari ah wada haystaan. Dadka aya eeda dusha ugha tuurey wax marhore wax looga qaban waayay taasna lagu macneeyay in ay jirin wasiiro tayo leh oo wasaarada loo magacaabay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS