Cuqaasha gobolka Sool ayaa booqdey laba aqal oo Puntland ka dhisteen dhinaca gobolka Sool una isticmaaleen bar xanibaad kuwaas oo sheegay in ay tahay qalad in lagu soo xadgudbto xadka gobolka Sool, iyagoo dhinaca kale sheegay in ay fariintan u dirayaa jufada dhisatey aqaladan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS