X

Argagixiso Daacisha oo xukun ku haboon ku dhacay: SAWIRO

Labadan argagixis ayaa siyaabo kala fuean uha baxay kooxfa gaalaynta ee shabaab uguna biireen kooxda ka sii daran ee Daacish ee Somaliya ka joogta deegaanada Woqooyi Bari ee Puntland. Argagixisadan ayaa sheegay inay aargoosi iyo hanti urursi ugu biireen kooxda Daacish.


Xuseen Cali Muudey ii magaciisa afgarashadu shaa Suheyb iyo Cabdulqaadir Xaafid x Xali ayaa isna magaciisa afgarashadu ahaa Qudaama. Argagixiskan ayaa isagu sheegay inuu ka baxay shabasb markii ay gawraceen adeerkiis kadib markii ay gaaleeyeen.


Halka ka kalana Muqdisho u joogey inuu fuliyo dilalka qarsoon iyo weliba fulinta qaraxyada. Labadaan argagixis ayaa iska helay jeelka isna waraystey.

Labadaan argagixis ayaa la liqsiiyay min 6 sanno oo xariga, waxase asxaan ayna iyagu samayn loogu sameeyay in markale racfaan qaataan.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWD


admin:

This website uses cookies.