X

Argagixis diyaar u ahaa inuu dil gaysto oo gacanta lagu dhigey

Booliiska magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigey argagixis isku diyaarinaayay inuu gaysto dil isagoo isku dayay inuu qarax ku xiro gaari uu lahaa qof shacaba. Booliiska ayaa ku guulaystay inay qaraxaas fashiliyaan.


”Waxaan idiin sheegaynaa in ninkan xogtiisa la hayay, gacantana lagu dhigey xilli uu qarax ku xiraayay gaari nin shacaba lahaa ayuu yiri afhayeen u hadley booliiska.


Madaxweynaha Somaliya ayaa sheegay in falalka dembiyada ay yaraadeen oo inta badan ay adkeeyeen daldaloolada argagixisada ka xasuuqi karto dadkeena.

”Waxaan dhiigmiiradkaan u gudbin doonaa hay’adaha barista si abaalkiisa loo mariyo ayuu raaciyay afhayeenka booliiska. Waxa ahayd saaka markii la fashiliyay ninkale oo isku qarxin rabay banaanbaxayaasha.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.