Maxkamada ciidamada ee liqsiisay 15 sano oo xarig ah argagixis Xudeyfa Daauud Yuusuf oo la qabtey mar uu isku dayay inuu xasuuqo Somali farabadan. Gaariga uu qaraxa ku xirey aya iskii qarxay mana jirin cid wax ku noqotey.
”Wuxuu sababi lahaa dhimashada muslimiin badan oo aan waxba galabsan waxase RABI qadaray in gaarigii uu qaraxa ku xirey uu iskii u qarxay ayuu yiri Cali Calasow.
Argagixiskaan ayaa falkan gaystay sanadkii hore maadaama la istcimaalayo sharciga gaalada ee dil kadibna baar aya keenay in mudadaa lagu quudiyo xoolaha ummada ee uu rabay inuu naftooda qaato.
Waxa weliba fursad kale lagu siiyay in uu rafcaan qaadan karo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS