Argagixisada aan cidna dhaafin oo haweenay gurigeeda ugu dhacay kadibna gowracay. Haweenaydan ay aragixisada gurigeeda ku dhex dileen ayaa ku nooleyd deegaanka Mahadaay.
Sida dadka deegaanka oo falkan ka argagaxay ay sheegeen argagixisada ayaa haweenaydan gowracay kadibna goobta ka cararay.
Mahaddaay waxaa ay ka mid tahay Degmooyinka ay ku suga yihiin Ciidamada Dowlada iyo Kuwa AMISOM balse Dhacdadan lagu Gowracay Haweeneydan weli kama aysan hadlin Maamulka Shabellaha dhexe iyo Saraakiisha Amniga ee Degmadaas.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS