X

Argagixisada ayaa sawiro ka soo qaaday maydkii askarta Amisom iyo dadka oo iswaydiinaya maydka haweenkii Somaliyeed ee ay gawraceen

Leego–Argagixisada shabaab oo usbuucii hore u dhacday xerada Leego ee gobolka shabeelaha hoose ayaa soo bandhigtey hubkii goobta yaalay oo aad u farabadnaa iyo maydka askartii ay dishey ee Amisom iyadoo dadka badankiisu iswaydiinaya maydka haweenkii Somaliyeed ee ay gawraceen. Xerada oo ku taal goob cidla ayaa dadku u dhaceen inkastoo ayna waxba ka qaadan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.