X

Argagixisada Daacish (ISIL) oo taariikhdii Ciraaq oo qarniyo jirtey dhulka la simay iyo qalcad muslimiinta difaacday

Xatra–Dhiigmiiratada Daacish (ISIL) ayaa dagaal ku qaaday taariikhdii Woqooyiga Ciraaq iyadoo markale dhulka la sintey taariikh duuga oo jirtey qarniyo magaalada Xatra. Argagixisada ayaa sidoo kale dhulka la sintey goobo dalxiisku aad u tagi jiray oo ku yaala magaalada Nimrod.

Dhulkan ayaa sidooda loo daayay xataa xilliyadii rasuuladu ay jiraan oo kaliya. Ciraaq ayaa ahayd wadamada ugu xadaarada dheer aduunka hadase waxa qayb ka mida burburey dhiigmiiratada Daacish (ISIL).

Xarta waxay ka mid noqotey goobihii caawiyay muslimiinta xilliyadii ay dagaalka kula jirtey boqortooyadii Kristaanka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.