Waxa shalay aroortii deegaanka Qandala ee Puntland weerar ku soo qaaday istusa argagixisada Daacish halkaas oo ay khalkhaliyeen dadka deegaanka.
Deegaankan oo qiyaas ahaan 75-km u jira magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa salaadii hore la wareegay xoogag hubeysan oo ka tirsan dagaal yahanada Danqala.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS