X

Argagixisada Daacish oo ku faantey nin gaadiidka haga oo ay xasuuqeen

Argagixisada Daacish ayaa ku faantey nin gaadiidka haga oo ay ku xasuuqeen magaalada Muqdisho. Ninkan ayaa xilliga ay xasuuqeen ku gudajirey waajibkiisa.



Argagixisada ayaa xasuuqan duubatey ayadoo sawirana soo geliyay goobaha ay ku faafiyaan xasuuqyada diinta ka baxsan ee ay muslimiinta u gaystaan.

Askarigan shahiidey ayaa hawshiisa ku gudanaayay isgoyska bakaaraha. Argagixissada Daacish oo ay walaalo iyo isku diin yihiin shabaab ayaa kordhisey weerarada qarsoon ee ay Muslimiinta Somalida u gaystaan.



Ciidamo ka tirsan kuwa amniga oo goobta soo gaaray ayaa bilaabay baaritaano mase jirto cid loo soo qabtey xasuuqan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.