Argagixisada Daacish ayaa laga xoreeyay Raqqa waxana mardhow lagu dhawaaqaya guusha la xiriirta arintaas. Raqqa oo webiga saran ayaa ahayd magaalooyinka weyn ee argagixisada qabsatey isla markaana xasuuqdey askartii dawlada ee is dhiibey.
Meydka askartaasi ayaa Wahabiyadu surtey wadooyinka magaalada taas oo cabsi gelisay dadka magaalada, wixii intaas ka dambeeyay waxay dadku ku noolaayeen xasuuq joogta ah.
Ciidamo uu Maraykanku hubeeyay kana tagero dhinaca cirka ayaa hurdo u diidey argagixisada fududeeyayna in hog kasta lagu burburiyo Wahaabiyada.
Argagixisada ayaan gala guri kasta sida maskana hog ka qoto guryaha islaameed maadaama ayna diin haysanin.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS