X

Argagixisada looga bartey daadashada dhiiga Somalida Muslimka ah oo qarax ridey: SAWIRO

Argagixisada looga bartey daadashada dhiiga Somalida Muslimka ah oo qarax ridey. Wararka hordhaca ayaa sheegaya in ugu yaraan shan qof ay bartii ku xasuuqeen.

Argagixisada ayaa waxa la shaqeeya dadka ku nool Muqdisho sida uu sheegay Salaad Cali Jeelle waana ta keentay in ay maqaaxi kasta dhigaan qaraxa.

Qaraxa ayaa ka dhacay baar fiyaad halkaas oo argagixisadu dhigtey qaerax aad u xoogan.

dhaawamceen, waxaana dadka dhintay u badnaa dad shacab ah.

 


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.