Argagixisada shabaab ayaa 90 jir ku toogtey Balcad. Nabadoon Abshir Nuur Xuseen (Abshir Maliis) oo da’diisa 93 sano ahayd ayaa lagu toogtay deegaanka Gamboole ee isla gobalka Shabeellaha Dhexe.
Argagixisada ayaa nabadoon Nabadoon Abshir Nuur Xuseen si xun uu diley deeganka ayagoo ku eedeeyay inuu ridoobey. Nabadoonkan ayaa la sheegay inuu argagixisada u tagey si arin loo dhexdhexaadiyo.
Maaha marjkii uGu horeysay ee dhiigmiiratdu ka xishoon weydo dadka birimageydada ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS