X

Argagixisada oo is dil isku bilaabey soona bandhigey ajaanib dil ku xukuman

Argagixisada shabaab ayaa is dil isku bilaabey soona bandhigey ajaanib ka tirsan iyaga oo dil ku xukuman. Sadex nin oo u dhashay dalkaasi Kiiniya ayay argagixisadu muuqaal ka soo duubeen.

Argagixisada ayaa sadexdan nin ku eedaysay in ay yihin basaasiin ka tirsan sirdoonka Kiiniya. Ragan Nimanka ka tirsan ee ay soo bandhigeen  ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C/laahi Talaal Muuse oo 28 jir ah, Cabdi Casiis Mukayo Omambia iyo Hashim Cusmaan Shelali.



Argagixisasda ayaa sida cadiga sheegtay in ragani qirteen waxayna u badan tahay in ay dilaan sida loogu bartey. Diinta argagixisada ayaa ku salaysan dil.



Maaha markii ugu horeysay ee argagixisadu iscunaan maadaama xasuuqa ay ku hayaan ummada Muslimiinta uu batey.

 



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.