X

Argagixisada oo markale duhur cad xasuuqdey nin oday ah magaalada Muqdisho

Members of al Shabaab, al Qaeda-linked insurgents, ride in a pick-up truck after distributing relief to famine-stricken internally displaced people at Ala Yaasir camp at Km50 outside Somalia's capital Mogadishu, September 3, 2011. More than 800,000 Somalis are refugees, according to U.N. estimates, while up to 1.5 million are displaced within the Horn of Africa country. Picture taken September 3, 2011. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: SOCIETY CIVIL UNREST POLITICS)

Argagixisada ayaa markale duhur cad xasuuqdey nin oday ah magaalada Muqdisho. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Macalin Daahir Cali Tifow, wuxuuna xiligan ka mid ahaa ganacsatada degmada Wadajir, si gaar ah wuxuu gacanta ugu hayay Bankiga suuqa weyn ee degmada Wadajir.



Marxuunka argagixisadu xasuuqdey ayaa ka mid ahaa ergadii soo dooratey xildhibaanada barlamaanka. Argagixisada shabaab ayaa hadda si xayaysiina u ugaarsata dadka waxgaradka ah.

Waxay ilaa hadda marayaan 60 qof magaalada Muqdisho oo kaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.