X

Argagixisada oo markii ugu horeysay tabaalahooda ku qorey Af-Somali kaliya

Argagixisada ayaa markii ugu horeysay tabaalahooda ku qorey Af-Somali kaliya. Caleemosaar ay u sameeyeen dad naxsan oo ka tirsan qabiilka Eelayda aya ku qornaa AfSomali kaliya.

Ugaaskan Eelayda oo qasab lagu caleemo saaray ayaa waxa ka soo qaybgalay dad wada naxsan oo cabsi hayso kana baqaya in la dilo. Waxase la wada arkey tabeele la wada akhrin karo.



Dawlada Somaliya ayaa ku fashilantey inay hirgeliso Af-Somaliga ama afka hooyo ayaa wasaaradaha iyo goobaha ganacsigaba lagu qoro af dadkii lahaa ayna deganayn.



Ha u qaadan in argagixisada amaan loo hayo, ujeedada qoraankan ayaa ah kaliya in Af-Somaliga la xoojiyo si ummadu hore ugu socoto.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.