X

Argagixisada oo qarax u dhigtey dhakhtar magaalada Muqdisho: MAQAL

Argagixisada ayaa qarax u dhigtey dhakhtar magaalada Muqdisho. Qaraxa loo dhigey dhaqtarka ayaa waxa markiiba sheegatay argagixisada. Dhaqtarkan ayaa ku takhasusey cudurada wadnaha wuxuuna muhiim u yahay dadka shacabka waana la ogyahay in argagixisadu la dagaalanto dadka waxtarka u leh bulshada.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.