X

Argagixisada oo quraac ka dhigtey shan ruux oo dadkeena ah magaalada muqdisho: SAWIRO

Argagixisada oo quraac ka dhigtey shan ruux oo dadkeena ah magaalada muqdisho. Maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala kasoo horjeedka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha iyo wasaarada Amniga oo lagu magacaabo Italian Coffee ayaa Waxaa ka dhacay qarax xoogan oo loo adeegsaday Gaari.



In ka badan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxaasi waxaa jira dad kale oo dhaawac ah kuwaas oo loo qaaday goobaha Caafimaadka Muqdisho.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.