X

Argagixisada oo Samareeb Muqdisho moodey iyo 8 meydkooda ah oo la soo bandhigey

Ciidanka Gorgor ee magaalada Samareeb ayaa hilfaha u qaaday dhiigmiiratada maatideena ku xasuuqday Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee u dhow. Argagixisada oo marki labaad isku deyday inat hoobiyaal soo tuurto aya halmar lagu degay.


”Waxaa meydkooda la soo dhigey ugu yaraan 8 ka mida dhiigmiiratada halka qaar ka mida la qabtey iyago nool oo hadda raba in qabiil ay yeeshaan. Waxa hadda lagu hayaa SAmareeb o abaalkooda lagu marin doono.


Qoryaha la qabtey waxa ku jira qoriga suuga iyo nooca loo yaqaan BK-M oo ay argagixisadu ku gaadaan maatideena iyo geesiyaasha ciidanka qaranka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.