X

Argagixisada oo xasuuq qorsheysan ka fulisay Muqdisho yayse luuqa u galeen

Argagixisada ayaa xasuuq qorsheysan ka fulisay Muqdisho. Xasuuqan ayaa ka dhacay suuqa bakaaraha halkaas oo fuley bastoolado wataa ay xasuuq ka gaysteen.

Ninka argagixisadu xasuuqdey ayaa ka tirsanaa ergooyinkii soo xuley maamulka HirShabeele. Argagixisada ayaa dhamaan gaaleeyay cida aan iyaga ka tirsanayn.



Argagixisada ayaa sidii caadiga ahayd goobta ka cararay inta aan la soo gaarin. Dhiigmiiratadan ayaa adeegsada caruur yaryar oo caqligoodu ku filneyn oo dilalka qorsheysan u fuliya.



Xasan Jaciir ayaa lagu magacaabi jiray Nabadoonka xalay lagu dilay Suuqa Bakaaraha, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah, oo qaarkood la hadlay warbaahinta gudaha.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.