Argagixisada dhiigeena xalaashatey ee shabaab ayaa odayaal ku soo bandhigey deegaanka Bariire ee gobolka shabeelaha hoose. Odayadan ayaa soo xulayay xildhibaanada gobolka Galguduud.
Argagixisada waxa ay ku soo bandhigeen 7 Oay. Odayaashan la soo bandhigay, ayaa cabsi darteed sheegay in ay ku qaldameen Doorashadaasi, islamarkaana ay ka codsadeen argagixisada Shabaab in laga cafiyo ka qayb galka Doorashooyinkaasi ka dhacay Magaalada Cadaado.
Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo goobta Odayaashan lagu soo bandhigay ka hadlay, ayaa sheegay mar hadii Odayaasha ay garawsadeen ka soo laabashada qaladkii ay galeen inay yihiin cafis.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS