X

Argagixisada shabaab oo afar qof ku xasuuqdey deegaanada hoostaga iyo magacda

Argagixisada shabaab ayaa afar qof ku xasuuqdey deegaanada hoostaga.

Fagaare ku yaalla Degmadaas ayay argagixisada Shabaab isugu keeneen Shacabka Magaalada iyo Afarta Nin oo ay ku eedeeyeen in ay la Shaqeynayeen Ciidamada Itoobiya iyaga oo isla Goobta ku toogtay.



War ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka ayaa waxa ay ku sheegeen in Afartan Nin ay qirteen dembiga lagu soo oogay kuwaas oo Magacyadooda kala ahaa.



1: Cabdi Risaaq Xaashi Cabaas
2: Cumar Cadar Cumar
3: Maxamed Aba Mayoow
4: Mustaf Macalim Xasan

Argagixisada ayaa casan ku ah xasuuqyada noocana oo ay ka fuliyaan goobaha ay cabsida ku maamulaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.