X

Argagixisada shabaab oo ku soo dhawaatey gobolka Sanaag hadana la sheegayo Ceerigaabo agteeda

Argagixisada shabaab oo ku soo dhawaatey gobolka Sanaag hadana la sheegayo Ceerigaabo agteeda. Dhiigmiiratada ayaa wararku sheegayaan in ay soo gaadheen deegaanka Hadaaftinimo ee u dhow Ceerigaabo.

Argagixisada ayaa xasuuqdey ciidan beeleedka Puntland oo iska hurdey.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.