X

Argagixisada shabaab oo laba haweena ku gawracday gobolka Bakool tuulo u dhow Tiyeeglow+MAQAL

Tiyeeglow 10 Dec 2014–Wararka ka imanaya magaalada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in argagixisada shabaab ku gowraceen laba haweena tuulo u dhow Tiyeeglow. Gabdhahan ay gawracday argagixisada shabaab ayaa la sheegay in ay aabahood kaxaysteen inta aan la gawracin kahor. Dhiigmiiratada ayaa xalaashaday dhiiga muslimiinta.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.