Argagixisada shabaab oo markii ugu horeysay soo bandhigey wajiga argagixis Axmed Godane oo ka masuulka dilka boqolaal Muslimiinta xilligi uu madaxda u ahaa kooxdan.
Muuqaal looga sheekaynayo waxbarashadii Bakistaan iyo halka lagu soo tababaray iyo cida fikirkooda uu soo qaatey ee Alqaacida kana soo farcamay kooxihii Afganistaan ayay argagixisadu soo bandhigtey.
Waxay kale oo ay ka sheekeeyeen urur diimeedkii fashilka keenay ee Al-itixaad ee ay ka mid ahaayeen wadaado badan oo Somaliy ah laakiin haysta fikiro ajaaniba.
Argagixis Axmed Godane ayaa ka sheekeeyay in Hargeysa ahayd meeshii lagu shirey laguna qaatey fikirka Alqaacida ahaydna halka lagu go’aansadey in dilka Somalida la xalaalaysto.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS