X

Argagixisada shabaab oo sheekh caana sugtey salaadii cishe kadibna ku dishay magaalada Baydhabo

Baydhabo–Argagixisada shabaab ayaa sheekh caana oo ku noolaa magaalada Baydhabo luuq madow ku sugtey intii uu tujinayay salaada cishe kadibna dilay goobtana ka cararay. Kooxaha hubeysan ee argagixisada shabaab ayaa culimada ku suga masaajida markay soo tukadaana khaarajiya.

Sheekhan caanka ah ayaa lagu magacaabaa Sheekh Xuseen Xasan oo loo yaqaanay Soor ma dare, kaas oo ka mid ah culimada degaanka.

Sheekh Xuseen Xasan ayaa caan ku ahaa dib u heshiintaa dadka iyo xallinta khilaafaadka beelaha u dhaxeeya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.