X

Argagixisada shabaab oo sidii caadiga ahayd sheegatay xasuuqii fashilmey ee DAALO

Warbixin istusa oo loogub talogalay reer Galbeedka ayay ku sheegteen argagixisada shabaab qaraxii loogu talogalay in lagu qarxiyo diyaaradii Daalo oo ka soo duushey madaarka musuqaa badan ee Muqdisho.

Argagixisada ayaa lacag badan ku bixisey sidii diyaartada sdhulka loo soo dhigi lahaa lana dilli lahaa dhamaan Somalida la socota waxase ayna ku tashan dhiigmiiratadu tii RABI.

Mid lagu tuhunsan yahay qaraxa in uu sidey ayaa kaligii qarxay wuxuuna maydjkiisu ku soo dhacay magaalada beeralayda ah ee Balcad. Kadib waxa dawlada Somaliya iyo maamul jiufeedyadu sheegeen in ay adkeeyeen amaanka madaarada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.