X

Argagixisada shabaab oo sii daysay rag iyaga la shaqaynayay oo dib u basaasay+MUUQAAL

Kooxda Shabab dadka ku jira ayaa u gala siyaabo kala duwan iyadoo ay u badan tahay mansab aad ku heshiin iyagoo ka mideysan caqiidada gaalaynta muslimiinta kadib ay xalaashadaan maalkooda. Argagixisada ayaa soo bandhigtey rag iyaga u shaqaynayay oo dib u basaasay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.