Argagixisada shabaab ee dhuunta dhulka jiqda ah ee gobolka Bay ayaa soo bandhigey askar ka tirsan Amisom iyo waliba kuwa Itoobiya oo gawaadhi xamuula iyo mid ilaalo u ahaa ku qarxiyay miino kadibna furtey hub fud fudud. Argagixisada ayaa lagu yaqaanaa weerarada ku dhufo oo ka dhaqaaq.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM