Argagixisada shabaab ee xalaashatey dhiigeena ayaa suldaan u caleemo saaray sidey jecelyihiin deegaano ay qariyeen oo ku yaala Jubooyinka.
Suldaankan beesha Xawaadle ee Hawiye ayaa la gudoonsiiyay qori AK47 ah oo ka baxsan dhaqanka iyo diinta Islaamka ee suldaanada loo caleemo saaro.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS