X

Argagixisada Shabaab oo xasuuqdey sheekh salaadii taraawiixda dadka tujiyay iyo magaciisa

?????????????????????????????????????????????????????????

Argagixisada banaysatey dhiigeena ee Shabaab ayaa xasuuqdey sheekh salaadii taraawiixda dadka tujiyay magaalada Baardheere gaar ahaan xaafada Buulo Kuulow.

Daraad ayay ahayd markii argagixisada oo ka mida ciidamada loo tababaro dawlada ay iska soo duubeen sidey dadka u dilaan,. Dilka dadku daawadey kana argagaxay ayaa waxay ahaayeen meelo badan oo ka mida Muqdisho iyo gobolada.



Sheekh Cabdiraxmaan Shariif ayaa dadku sheegeen inuu salaada taraawiixda iyo cishaha tujiyay laguna diley isla afaafka masaajidka.

Argagixisada oo l;a sheegay inay laba ahaayeen ayaa sidii caadiga ahay goobta ka cararay. Ciidamada dawlada u dhisan Ayaan jirin awood dhaqaale oo ay wax kaga qaban karaan hororka Somalida gaaleeyeen dhiigoodana xalaashadey.



Argagixisada iyo kuwa ay isku magac yihiin ayaa Muslimiinta gaaleeyay dhiigoodana banaysta haba ugu sii daraato bilajha cibaadada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.