X

Argagixisada Taalibaan oo gaystey xasuuqii ugu xumaa iyo 122 ciyaala iskuula oo ku dileen Peshawar

Peshawar 16 DEc 2014–Argagixisada Taalibaan ayaa boqol iyo labiyo labaatan ciyaala iskuula ku xasuuqey iskuul ku yaala magaalada Peshawar ee dalkaasi Bakistaan. Argagixisada ayaa weerar ku ekeeyay iskuul ay maamulaan ciidanka Bakistaan oo xilligaa ardaydu buuxday laguna qiyasay ilaa 500. Ardayda ayaa la sheegay in qaarkood ay dhaleen ciidanka Bakistaan.

Wararka ayaa sheegaya in argagixisadu isku qarxisey kadibna ay gudaha u galeen iskuulka halkaasna ay rasaas ooda uga qaadeen wixii ka soo baxa. Ardayda iyo macalimiinta ayaa daaqadaha boobtey.

Argagixisada Taalibaan ayaa kamida kuwa axmqasan oo inta badan xasuuqa caruurta iyo haweenka iyo dadka waaweyn iyagoo ficiladan uga meeldaya diinteena suuban ee ka nahi ficilada sidana.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.